Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay..

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Ketema Haile Minuta, oo ah ku simaha Safiirka Dowladda Itoobiya Ufadhiya Soomaaliya
Madaxweyne Laftagareen iyo Ketema ayaa kulankooda kaga wada hadlay Xaalada Guud ee Deeganada Koonfur Galbeed Dhinacyada Xaqiijinta Amiga iyo Xoojinta Wadashaqaynta.