Madaxweynaha Galmudug ayaa aqalka Madaxtooyada kula afuray boqolaal ka mid ah qaybaha kala duwan..

Dhuusamarreeb Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa aqalka Madaxtooyada kula afuray boqolaal ka mid qaybaha kala duwan ee bulshada Caasimadda.
Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay bulshada iney is caawiyaan islma markaana gargaaraan kuwooda taagta daran, isagoo ugu dambeyn ku baaqay in si wadajir ah looga qayb qaato dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.