Madaxweynaha J F S Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta farxadda..

1
485994015_1113467630824375_5977146545191018584_n

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga la qaatay qaar ka mid Agoonta halyeeyada ku shahiiday dagaalka xaqa ah ee dalka looga xoreynayo Khawaarijta.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladdu ay joogteyn doonto xuquuq u gaar ah caruurta agoonta Ciidamada Qalabka Sida, isaga oo hoosta ka xarriiqay in geesiyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee naftooda qaaliga ah u huray xoreynta iyo difaaca dalka ay ummadda Soomaaliyeed ugu qoranyihiin Baal dahabi ah, waxa uuna Alle u weydiiyay dhammaan halyeeyadii nafta u huray difaaca dalka, dadka iyo diinta Islaamka in uu hoygooda ka yeelo Janatul Firdowsa.

1 thought on “Madaxweynaha J F S Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta farxadda..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *