Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Raisul Wasaare ku xigeenka Dalka ayaa si rasmi ah tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Gaarka

0
480302036_1214230713601311_6527311847860499507_n

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Raisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Abdisalaan Abdi Ali ayaa maanta si rasmi ah tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed.

Ciidamadan oo muddo 6 bilood ah tababar ku qaadanayay xerada Tababarka Ciidanka Itoobiya ee Magaalada Baydhabo ayaa la baray xirfado kala duwan oo ciidan, kuwaas oo sare u qaadaya awoodda difaaca iyo sugidda amniga Deeganada Koonfur Galbeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *