Howlgal Amni xaqiijin ah oo ay hogaaminayeen Gudoomiyaha Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo..

0
487519145_1101453422026358_4250471497803640197_n

Howlgal Amni xaqiijin ah oo ay hogaaminayeen Gudoomiyaha Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo Mudane Cabdicasiis Xareed Cabdullahi iyo Gudoomiye ku xigeenka Degmada Cali shire ayaa Ciidamada daraawiishta Jubbaland ee degmada Baladxaawo waxa ay ka sameeyeen Xaafadaha Baladxaawo

kadib markii xalay degmada uu ka dhacay qarax ay argagixisada soo maleegeen oo ay ku dhinteen hooyo iyo canugeeda halka Shacab kalena ay ku dhaawacmeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *