Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye..

0
487171709_1205420174273656_5167480695209346301_n

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire ayaa maanta Salaadii Ciidul fitriga bulshada kula tukaday magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *